Cadaado ( Sh. M Network )-Maamulka Galmudug ayaa Amaro culus dul dhigay diyaaradaha qaadka geeya deegaanada Maamulkaasi

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Galmudug C/laahi Xasan ayaa sheegay in deegaanada Maamulkaasi laga bilaabo 10 bishan aysan ka soo dagi karin diyaarad aan ka diiwan gashneyn hay’adaha Maamulkaasi.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka.