Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa ku dhawaaqay howlgal Al Shabaab looga saarayo deegaanada maamulkaasi.

Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabayaan howlgallo gobollada Mudug iyo Galgaduud looga saarayo dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab.

Waxaana uu xusay in ka maamul ahaan ay ka go’an thay sidii Al Shabaab looga saari lahaa guud ahaan Galmudug.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.