Muqdisho ( Sh. M. Network )- Cabdullaahi Sheekh xasan Wasiirka Dastuurka ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa loo Magacaabay in uu noqdo Afayeenka Gollaha iskaashiga Dowlad goboleedyada Dalka ka dib Wareegto ay soo saareen.