Muqdisho ( Sh. M. Netwok )-Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada dalka ayaa maanta Warsaxaafadeed dhowr qodob ah ka soo saaray kuraasta weli ka banaan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Waxaana talooyin iyo baaq ay u jeediyeen Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Dalka, si loo dhameystiro Kuraastaasi.

Halkaan hoose ka Akhriso:-