Boosaaso ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Goboka Bari ayaa sheegaya in taliyiha saldhiga Deegmada Xaafuun uu dilay Guddoomiye ku xigeenkii Degmadaasi Maxamuud Muuse.

Dilka Marxuumka ayaa yimid, kadib muran soo kala dhex galay isaga iyo taliyaha Degmadaasi.

Waxaana rasaas uu furay taliyaha ku dhintay Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Xaafuun ee Maamulka Puntland, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah .

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.