Muqdisho ( Sh. M. Network )-C/raxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho ayaa fariin adag u diray hay’adaha Samafalka ee ka howlgalla magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Yariisow ayaa xusay in looga baahan yahay hay’aduhu in maamulka G/ Banaadir ay ku soo war galiyaan mashaariicda ay ka fuliyanayaan gudaha Caasimadda.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in laga warqabo dhamaan waxyaabaha ay fulinayaan hay’adaha Samafalka ee ka howlgala guud ahaan dalka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

ow