Muqdisho ( Sh. M. Network )-Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed ayaa maanta war kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Siyaasadeed ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaana Culumadu ay ugu baaqeen Siyaasiyiinta Mucaaradka in aysan dumin Dowladda, balse ay la yimadaan fikir wax dhisi kara.

Halkaan hoose ka Akhriso:-