Muqdisho ( Sh. M. Network )-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Mooshin xil ka qaadis ah ka gudbiyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Xildhibaanadan oo saakay shir jaraa’id lku qabtay M/ Muqdisho ayaa ku eedeeyay guddmmiye Jawaari xil gudasho la’aan, Ku xad gudubka Dastuurka iyo Xeer hoosaadka u yaalla Golaha Shacabka.

Waxaana warar hoose ay sheegayaan in Xildhibaanada Mooshinka gudbiyay ay kor u dhaafayaan illaa iyo 100 Mudane.

Halkan hoose ka Akhriso qoraal ay soo saareen Xildhibaanadaasi.