Garowe (Sh.M.Network) –¬†Madaxwaynaha cusub ee Puntland, Saciid Cabdullaahi Dani, ayaa la kulan la yeeshay wafdiga ay dowlada Federaalka udirtay magaalada Garowe.

Wafdiga ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka arrimaha dibadda xukuumada Soomaaliya, Axmd Ciise Cawad, iyadda oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale.

Mr Dani ayaa maanta oo Talaadda waxaa loo doortay Hogaamiyaha Puntland, isaga oo xafiiska joogi doona Shanta sano ee soo socota.