Baydhabo (SMN) – Madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa magacaabay wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno, sida ku cad qoraal kasoo baxay xafiiskiisa.

Hoos ka akhriso magacyada wasiirada