Illegal immigrants from Somalia walk to a vessel in the port town of Bossaso March 13, 2008. Human trafficking in the northern Puntland region is a lucrative trade that has received extensive criticism worldwide. People fleeing poverty in East Africa seek better lives in Saudi Arabia through Yemen but fall victims to human-trafficking cartels. Picture taken March 13, 2008. REUTERS/Stringer (SOMALIA)

Boosaaso (SMN) – Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse ayaa sheegay in deegaanada maamulkaasi laga mamnuucay in laga tahriibo, xilli uu maanta  warbaahinta kula hadlay magaaladda Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Dhammaan ciidanka Booliska & saraakiisha ayuu faray in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado shaqsiyaadka wax tahriibiya & gaadiidka ay saaran yihiin tahriibayaash.

Sidoo kale taliyaha ayaa intaasi ku daray in la xiri doono askarta joogta koontaroolkii la ogaado in uu ka soo gudbay gaadiid sida dad tahriibayaal ah.

Magaalo xeebeedka Boosaaso ayaa ah marin ay tahriibayaashu uga sii gudbaan dalka Yemen.