Muqdisho ( Sh. M. Network )-Senator Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid’ ayaa goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii maanta Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ay weerar ku qaadeen Hoygiisa.

Waxaana uu sheegay in la jabiyay Gurigiisa, islamarkaana laga qaatay Agab iyo Hub, sida uu hadalka u dhigay.

Xildhibaan Cabdi Qeybdiid aya hoosta ka xariiqay in uusan garaneyn u jeedada ka dambeysa weerarkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.