The Interim South West Administration (ISWA) President Sharif Hassan Sheikh Adan addresses guests during the Medal Award Ceremony in Baidoa , Somalia on March 28 2015. AMISOM Photo / Sabir Olad.

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Madaxaweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Maamulkaasi Sheekh Axmed Cabdullaahi Fanax.

Xilka qaadistan ayaa timId, kadib markii Golaha Adeega Garsoorka Koonfur Galbeed ay cabasho ka gudbiyeen Guddoomiyahaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Afhayeenka Koonfur Galbeed