Muqdisho ( Sh. M. Network )-Siiyaasiyiintan iyo Xidhibaanadan oo ka qeyb galayay maanta Barnaamijka Maxaa ka Run ah Wixii la sheegay ee Idaacadda Shabelle ayaa si diiran waxa ay u soo dhaweeyeen Socdaalka Madxaweynaha uu ku marayo deegaanada Puntland iyo Galmudug.

Waxaana ay tilmaameen xubnahani in safarka Madaxweynaha ee deegaanadaasi uu muujinayo in Soomaaliya ay tahay mid xasiloon.

Halkaan hoose ka dhageyso Warbixinta.