Baraawe (SMN) – Wasiiro ka tirsan XFS ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baraawe ee xarunta maamulka K/Galbeed Soomaaliya.

Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah wasiirka gargaarka, wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada iyo wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo xubnahani ku soo dhaweeyay magaaladaasi ayaa ka warbixiyay socdaalkooda.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.