Baladweyne ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Abuukaate Maryan Haaruun oo ka mid ah BFS ayaa walaac xoogan ka muujisay xaaladda nololeed ee Maxaabiista ku xiran Xabsiga magaalada Baladweyne ee xarunta G/ Hiiraan.

Waxaana ay sheegtay in xaalado Bani’aadanimo ay ka taagan tahay Xabsigaasi oo ay dhawaan booqasho ku tagtay.

Sidoo kale Xildhibaabn Abuukaate Maryan Haaruun ayaa xustay in loo baahan yahay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado cidii ka dameysay dayacaada Maxaabiistaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.