Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa sheegay in loo baahan yahay la dar dar galiyo wadahadaladii u dhaxeeyay Soomaaliland iyo Soomaaliya

Wasiir Maareeye ayaa tilmaamay in isaga iyo tiro xildhibaano ka mid ah BFS ay wakiilo ka yihiin dadka dagan deegaanada maamulka Soomaaliland, islamarkaana ay u baahan yihiin in laga shaqeeyo Midnimda Ummadda Soomaaliyeed

Waxaana uu carabka ku dhuftay in ay isaga baxayaan Dowladda Dhexe, hadii aan laga shaqeyn Midnimadaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.