Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Maxamed Kheyrow ayaa digniin adag u diray milkiilayaasha goobaha laga cunteeyo ee ku yaala gudaha magaalada Muqdisho.

Kheyrow ayaa xusay in goobaha Ganacsi ee laga cunteeyo laga doonayo in aysan u fududeyn dadka Ma Soomayaasha ah in ay ku dhiiradaan in aysan Soomin

Waxaana uu tilmaamay in Wasaaradda Awqaafta  iyo arrimaha Diinta ay fareyso laamaha ammaanka in ay la dagaalamaan dadkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.