Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in maamulkiisa uu wado qorshe guud oo lagu hormarinayo Caasimadda Muqdisho

EngaYariisow ayaa tilmaamay in ay ka go’antahay, sidii ay Muqdisho ula mid noqon lahayd Caasimadaha Adduunkaa.

Waxaan uu ugu baaqay shacabka shacabka ku dhaqan M/ Muqdisho in ay kala shaqeeyaan hormarkaaIs.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.