Google search engine

Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howl-gal ka dhacay Sh/Hoose

0
Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen degmada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose. Howl-galkan oo ahaa...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo dib u dhacay + sababta

0
Shirkii madaxda Qaranka iyo madaxda dowlad goboleedyada ee lagu waday maanta inuu qabsoomo ayaa dib loo dhigay. Shirka ayaa dib loogu dhigay sabab la xiriirta...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kormeeray isbitaalka Banaadir

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, halkaasi oo loogu adeego shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaarahu...

Cumar Filish oo la kulmay waxgaradka magaalada Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay waxgaradka labada Degmo ee...

Xuseen Caydiid oo la kulmay RW Rooble

0
Ra’iisal wasaare Rooble iyo Xuseen Ceydiid oo ku kulmay m,uqdishu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul...